Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Sameysashada qadka caafimaadka
Noocyada xiriirka qadka caafimaadka

Bixiyahaaga ayaa adeegsan karo qadka caafimaadka si aad ugu xirantid qaabab kala duwan, sida:

Markii bixiyaha kugu xirmo adiga, canugaaga, ama bixiyaha kale “toos ah” oo dhinaca shirka fiidiyaha.

Markii adiga ama bixiye kale aad qaadataan duubitaanka fiidiyaha ama codka canugaaga ama qofka la hirgelinayo canugaaga oo ku xareey meel keyd illaalsan si markaas bixiyahaaga u fiiriyo waqti kale.