Mudhulka tababarkaan waxaan ku marsiineynaa sida loo sameysto oo diyaar loogu ahaado kala qeybqaadashada qadka caafimaadka canugaaga.
Maxaad u baahantahay? Aad ayay u sahlantahay, waxaan balan qaadnay.
Qadka fogaanta illaalsan ee u dhaxeeyo adiga iyo bixiyahaaga,
Aalada aad ku soo galeysid, sida kumbuyuutar leh kaamiro, Mobeelka casriga ah, ama tablet,
Gelitaanka Interneetka xawaaraha sareeyo.
Aalada
Gelitaanka intarneetka
Qadka illaalsan
Astaanta (aastaamaha) boggaan:
Wuxuu furayaa bog ama illo dibada ahWuxuu furaa bog ama illo dibada ah -- Waxaa naga go'an inaan dhitijal ahaan galno dhammaan. Fadlan ka taxadar inaad kormeereysid bog dibada ah oo laga yaabo inaysan u hogaansamin heerarkeena gelitaanka.