Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Cilad ogaanshaha
Hambalyoonin, waxaad dhameystirtay Mudhulka 1: Ku Xiran!

Fadlan dib u tixraac mudhulkaan:

  • Inta lagu jiro kulamadaada qadka caafimaadka koowaad,
  • Haddii aad la kulmeysid dhibaatooyinka tejnooliyada,
  • Haddii qof cusub ee qoyskaaga uu ka qeybqaadanayo kulanka qadka caafimaadka (sida xubinta qoyska ka duwan).