Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Qalabka: Haadhweerka
Tallooyinka meeleynta tejnooliyada gurigaaga (qeybta 2)

  • Markii aad heshid meesha gurigaaga ah ee aad rabtid in kulamada qadka caafimaadka uu ka dhaco, saar kaamirada ama aalada kor si aad u heshid aragti wanaagsan/waasac ah (sida iska faalaha buugga, si aad hoos ugu soo qaloocisid oo u qabato wax badan ee dhaxgalka idin dhaxeeyo adiga iyo canugaaga.
  • Sadex geesood aan qaali aheyn ayaa ku lifaaqi karo kaamirada kumbuyuutarka oo si fudud loogu dhajiyo.
  • Tableetka ama Mobeelka casriga ah ayaa lagu qaban karaa meel oo joogsiga tabletka/mobeelka aan qaaliga aheyn.
  • Hubi in araga kaamirada ay la egtahay labadaba adiga iyo canugaaga.
  • Hubi in canugaaga haysto qol agagaarka ugu dhaqaaqo booska.
  • Waxay kugu caawin kartaa inaad alaabaha ku haysatid dhinacaaga, sida boombalooyinka ama cuntada fudud. Bixiyahaaga ayaa ku siinayo liiska alaabaha aad u diyaarsaneysid kulamadaada.