Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Si badbaado ah u fiiri aagaga hagaajinta qadka caafimaadka

Maadaama aysan jirin bixiye jir ahaan joogo gurigaaga inta lagu jiro kulamada, si dheeraad ah ayay muhiim u tahay in la hubiyo aagaga meesha kulamada qadka caafimaadka ay uga dhacayaan si badqab ah.

Si midaan aad u sameysid, sawir aaga oo noocyada dhammaan oo canuga caadiga ah cadeynayo, qaababka badqabka.

Sidoo kale sawir aaga oo waxyaabaha oo aan caadi ahaan ahaaneyn walaaca badqabka, laakin ay noqon karto inta lagu jiro kulanka waxqabadka.

Bixiyahaaga wuxuu u badanyahay inuu midaan kaala shaqeeyo, laakin halkaan waa su'aalaha qaar oo kuu bilaabayo:

Miyay jabi karaan ama yihiin sheeyo culus ee u dhow oo hoos loo jiido karo inta lagu jiro kulanka?

Miyaad dajineysaa kulamada u dhow jaranjarada furan?

Miyay jiraan albaab hoos ee furan ee canugaaga isku dayi karo inuu ka dhammaado oo wuxuu uga bixi karaa guriga si aan kormeer laheyn?

Miyay jiraan koronto (tusaale ahaan, sokodyo) ama sheeyo kulul ee u dhow (tusaale ahaan, istoofka, meesha dabka, iwm.)?

Miyay jiraan sheeyo afeysan ee u dhow?

Miyay jiraan sheeyada culus ama alaabaha guriga oo aan daganeyn (tusaale, aan ku dhaganeyn darbiga) oo ku dhici karo canugaaga?

Waxaa jiri karo tixgelinada badqabka kale ee dheeraad ku ah kuwaan sidoo kale.