Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Waa macay ‘ciyaarta xorka ah’

Father and child playing with blocks.

Ciyaarta xorka ah waxay kula hagaajineysaa waqtiga go'an adiga iyo canugaaga (iyo bixiyahaaga fogaan ah) meesha canugaaga uu ka geli karo waxyaabaha ay jecelyihiin iyo meesha aanan gelenin dalabyo walba oo canugaaga ah.

Fiiri fiidiyaha soo koobidaan ee muujinayo kulanka ciyaarta Xorta.

Kilibka wuu gaabanyahay, kulanka ciyaartaan xorta ah waxay soconeysaa 5 daqiiqo.

Canuga wuxuu geli karaa boombalooyinka iyo geemamka tabletka ee ay doorbidaan.

Waalidka wuxuu diyaar u yahay canuga, laakin kama xadeynayo canuga alaabaha (taas oo la micno in waalidka uusan ka qaadan boombalooyinka, iskuma dayo hakinta geemka Ipad, oo ma tilmaamo in canuga u baahanyahay inuu wadaago).

Iyada oo waalidka uu la hadli karo canugooda, uma sheegayaan canugooda inuu sameeyo waxyaabaha.