Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

U diyaarinta Ciyaarta Xorta ah

Muxuu canugaaga jecelyahay?

Ka fakar tusaalooyinka qaar ee xiggo:

  • Boombalooyinka
  • Geemamka
  • Qalabyada korontada
  • Cuntooyinka/cabitaanada
  • La ciyaar xubnaha qoyska
  • Dhawaqyada, urta, taabashada

Hadeer qaado tusaalooyinka aad la imaato oo ku darajeey qaabka oo canugaaga u muuqdo inuu jacelyahay kuwaan. Haddii aadan hubin, waxaad ku tijaabin kartaa midaan adiga oo siinayo canugaaga labo dooqyo oo arkayo waxyaabaha ay xushaan.

Halkaan waa tusaalaha:

  1. Waxyaabaha jacelyahay ee koowaad:Cuntada fudud ee miraha
  2. Waxyaabaha jecelyahay ee labaad:Kula dhaqaaqida fadhiga waaladiinta
  3. Waxyaabaha jacelyahay ee sadexaad:Jidka baabuurta
  4. Waxyaabaha jacelyahay ee afaraad:Buugga taraaga carruurta
  5. Waxyaabaha jacelyahay ee shannaad:Daawashada fiidiyaha onleenka iyaga oo ku ordayo horay iyo gadaal

U diyaari 4-5 taan sheeyo ama howlo kulanka ciyaarta xorta ah canugaaga.

Inta lagu jiro ciyaarta xorta ah waa muhiim inaad u ogolaatid canugaaga inuu ku ciyaaro boombalooyinka ama howlaha qaabka ay doorbidaan. Tusaale ahaan, boombalaha leh baabuurka, haddii canugaaga jacelyahay inuu ku wareejiyo lugaha baabuurta, inta lagu jiro kulamada ciyaarta xorta ah ha isku dayin inaad u ogolaatid inay ku ka xeeyaan baabuurta hoosta taraaga badelkeedi.

Doorbiditaanka canugaaga ayaa laga yaabaa inay maalmo usu badesho iyo xittaa waqtiyada maalinta, marka tani waa howl aad siday u badantahay aad gashid caadada ku celinta ka hor ama ka bilowga kulmada waxqabadka ee canugaaga.