Marwalba waa waqti wanaagsan inaad la ciyaartid canugaaga.
Waxaa dheer ciyaarta madadaalada maalinta oo dhan, bixiyahaaga ayaa malaha weydiinayaa ka qeybgelida ciyaarta xorta ah inta lagu jiro dhoorka kulamo koowaad ee canugaaga waqti badan ayaa lagu isticmaalaa ciyaarta xorta ah. Tani waxay ku caawisaa in canugaaga la qabsado kulamada waxqabadka. Waxay sidoo kale siisaa bixiyaha waqti ay isku bartaan oo uu wax ka barto sida canugaaga u ciyaaro oo u dhaxgalo.
Xittaa raacida kulamada koowaad ee canugaaga, sameynta ciyaarta xorta ah ee bilowga iyo dhammaadka kulamada qadka caafimaadka ayaa ku caawiyo hubinta in canugaaga u raaxeysanayo nafsadooda.
Waxaan rabnaa in canugaaga madadaalo isaga oo wax baranayo!
Astaanta (aastaamaha) boggaan:
Wuxuu furayaa bog ama illo dibada ahWuxuu furaa bog ama illo dibada ah -- Waxaa naga go'an inaan dhitijal ahaan galno dhammaan. Fadlan ka taxadar inaad kormeereysid bog dibada ah oo laga yaabo inaysan u hogaansamin heerarkeena gelitaanka.