Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Xoojinta iyo madadaalo ka dhigida!

Xoojinta waa qeyb aad muhiim uga ah waxqabadka. Xoojinta waxay Bixineysaa howsha la doorbiday ama raaxada leh ama dhaxgalka dhow ee xiggo dabeecada ama xirfada kordhisaa isticmaalka dabeecada mustaqbalka.

Xoojinta waa wax lagu bixiyay iyada oo xigta xirfada canugaaga baranayo ee kordhisaa isticmaalka canugaaga ee xirfada mustaqbalka.

Adiga iyo bixiyahaaga ayaa malaha adeegsanayo waqti ku helo waxyaabaha canugaaga jacelyahay. Tani waxay ku caawineysaa canugaaga inuu yeesho madadaalo oo ku raaxeysto waqtigooda ee waxqabadka, taas oo muhiim ah. Waxaan dhammaanteen sameynaa dadaalkeena aan wax ku barano markii aan madadaaleyno!

Waxyaabaha canugaaga jecelyahay ayaa sidoo kale loo adeegsanayaa in lagu xoojiyo xirfadaha cusub ee ay baranayaan.

Halkaan waa tusaalooyinka qaar ee xoojiyayaasha, laakin waxaa jiro kuwa kaloo badan ee aan ku jirin liiskaan:

Dhuumo oo raadi, geemamka ceyrsashada, sameynta wajiyada madadaalada, kula dhaqaaqida xubinta qoyska fadhiga, iwm.

Joogaga boombalooyinka xayawaanka, tareenada iyo taraagyada tareenka, boombalooyinka sameeyo dhawaqyada, guuxa, ama iftiiminta, iwm.

Buuggaagta la jecelyahay, buuggaagta sawirka qoyska, lahaanshaha buugga aqrinta boombalaha, buuggaagta duuban, iwm.

Daarista heesaha jacelyahay, heesaha leh falalka (tusaale ahaan, Madaxa Garbaha Jilbaha iyo Suulasha) ku heesida mikrafoonka boombalaha ah, daawashada fiidiyowyada muusiga ee leh heesaha onleenka, iwm.

Fiidiyowyada, geemamka onleenka, iwm.

Cuntada fudud, macmacaanka, cabitaanada gaarka ah, iwm. *Fiiro gaar ah, tani kuma jirto ka celinta cuntada canugaaga, tani waxay ahaaneysaa noocyo “dheeraad ah” ee waxyaabaha

Howlaha ku lugleh dareemaha, sida ku ciyaarida miiska ciida, sameynta indha ka fiirinta iyo gacmo saarida, riinjineynta faraha, luxaha boombalooyinka ka buuxo biyaha, gar xiirka, iyo waxyaabaha kale ee xiisaha leh, boombalooyinka sameeyo gariirka iyo/ama dhawaqa, saarida balooniyada suufka ee ku jiro dhalada oo lagu tuurtuurayo dusha madaxiina si aad uga dhigtaan “baraf,” iwm.

Aadista darjiinka, ku ciyaarida miiska biyaha banaanka, aadista gaari kaxeyn, iwm.

Waxaa jiro waxyaabo badan ee noocyada ee canugaaga horaan u jeclaa ama jacelaanayaan markii ay isku dayaan. Maalin walba la raadi xoojiyayaal cusub canugaaga!