Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Sare u qaadida xiriirka

Waxaa jiro fursado badan oo bixiyo xiriir inta lagu jiro maalinta. Bixiyahaaga ayaa kula shaqeynayo si u ugu lifaaqo xiriirka jadwalada dabiiciga ah oo canugaaga iyo qoyskaaga.

Tani waxay noqon kartaa xiriir, sida dhahida eray ama qiyaasida eray. Ama waxay noqon kartaa tilmaan jireed (sida gaarista ama tilmaamida shey). Ama waxay noqon kartaa qaabka , sida kuu tilmaamida ama inuu ku siiyo kaarka sawirka ama adeegsiga aalada soo saareyso hadalka, sida Ipad ama tableetka. Ama waxay noqon kartaa isku darka qaababka xiriirkaan.

Tusaalaha codsiga: Waxaad ka shaqeyn kartaa barashada canugaaga si uu u sameeyo codsiyada inta lagu jiro waqtiga cuntada fudud ama waqtiga ciyaarta. Si wadajir ah, adiga iyo bixiyahaaga ayaa go'aansanayo qaabka xiriirka ee canugaaga ku sheegayo waxa ay rabaan iyo u baahanyihiin.

Tusaalaha faalada: Waxaad ka shaqeyn kartaa barashada canugaaga si aad uga sameysid faalooyinka inta lagu jiro howsha, adiga oo ka faaloonayo waxyaabaha ay arkaan markii ay ku ciyaarayaan deyrka gadaal. Waxaad qori kartaa dhoor waxyaabo xiiseynayo ee aad ku aragtid deyrka, oo kadib haki oo tilmaan waxyaabaha qaar ee canugaaga wada aragtaan si aad ugu dhiirogelisid si aad uga faalootid waxyaabahaan xiisaha u leh.

Tusaalaha dareenka wadajirka ah: Waxaad ka shaqeyn kartaa dareenka wadajirka ah ee canugaaga inta lagu jiro jadwalada ciyaarta adiga oo hordhacayo sheeko iyo boombale aan la filaneynin ama shey (sida u gelinta koofiyad boombalaha xayawaan suufka ah ama haysashada boombalaha caaga ah oo markiiba ku socdo miiska dushiisa) kadib sawirista dareenka canugaaga ee boombalaha ama falka. Waxaad sidoo kale ku dhiirin kartaa canugaaga inuu sawiro dareenkaaga ee boombalaha sheekada iyo aan la filaneynin ama falka adiga oo sameynayo mid ka mid ah dhacdooyinkaan oo hakinayo si aad u aragtid isku dayada canugaaga ee lagu helayo dareenkaaga si uu kuu tusiiyo boombalaha sheekada ah.