Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Qiimeynta Xiriirka

Carruurta waxay ku xiriiraan qaabab badan. Bixiyahaaga ayaa qiimeynayo labada xiriirka hadalka iyo aan hadalka aheyn.

Xiriirka waxaa ku jiro labadaba:

Kani waa xiriirka canugaaga ku dhahayo dadka kale, waxa ay ku xiriirayaan oo dhinaca qaababka hadalka iyo aan hadalka aheyn.

Tani waa sida canugaaga u fahamsanyahay ama u fahmo xiriirka dadka kale.

Tixraacyada

Johnston, S. S., Reichle, J., Feeley, K. M., & Jones, E. A. (2012). AAC Strategies for Individuals with Moderate to Severe Disabilities. Brookes Publishing Company. PO Box 10624, Baltimore, MD 21285.