Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Maxay carruurta u xiriiraan

Carruurta waxay u xiriiraan inay muujiyaan waxyaabo badan oo kala duwan, oo ay ku jiraan:

Oo tilmaamayo rabitaanka iyo baahiyada qofka, sida canuga tilmaamayo inay rabaan inay daawadaan bandhiga gaarka ah ama inay rabaan caawin ama dareenka waalidka.

Nooca codsiga ku diidayo ama ku tilmaamayo in canuga rabo wax si u joojiyo ama u soo afjaro, sida dhahida “maya.”

Si loo wadaago ama loo sawiro dareenka qof oo wax ah ama dhacdo, sida tilmaamida shimbir geedka saaran ama dhahida “yumm” iyaga oo cunayo macmacaan dhadhan leh.

Wadaagida dareenka u dhaxeeyo qof kale iyo sheyga ama dhacdada, sida canuga arkayo wajiyada madadaalada bandhiga sameynayo oo dib ugu badelayo fiirinta waalidkooda si ay u arkaan haddii ay daawanayaan iyo u baaqayo madadaaliyaha ama u dhoola cadeynayo oo kadib dib u fiirinayo madadaaliyaha.

Tani waxaa ku jiro markii canugaaga kuu bilaabo xiriirka, sida u imaanshaha inuu ku helo si kuu tusiiyo oo kugu keeno gacanta ee jikada.

Tani waxaa ku jiro markii canugaaga ka jawaabayo bilaabida qof kale, sida ka jawaabida su'aal ama ka jawaabida faalo ka timid qof kale.

Tani waxaa ku jiro markii ay jiraan kala jarida xiriirka, midkood canugaaga ma fahmayo waxa qof kale sheegay ama qof uusan fahmin waxa canugaaga sheegay.

Sameynta xiriirka waxaa loola jeedaa sida canugaaga ugu aado inuu helo cadeynta ama xiriirka oo qaab kala duwan oo ay kuwada helaan dhibcahooda.

Bixiyahaaga wuxuu qiimeynayaan siyaabo kala duwan oo canugaaga u sheegayo waxyaabaha noocaan ah oo wuxuu u isticmaalayaa warbixintaan in lagu qorsheeyo waxqabad la gaareeyay. Haddii canugaaga sidoo kale helo adeegyada ka imaanayo Cilmi baaraha Luuqada Hadalka, tani waa waqti wanaagsan oo bixiyayaashaada kala duwan ugu xirmo oo u xiriiriyo noocyadaan xiriirka kala duwan.

Tixraacyada

Brady, N. C., Steeples, T., & Fleming, K. (2005). Effects of prelinguistic communication levels on initiation and repair of communication in children with disabilities. Journal of Speech, Language, and Hearing Research.

Julien, H. M., Finestack, L. H., & Reichle, J. (2019). Requests for Communication Repair Produced by Typically Developing Preschool-Age Children. Journal of Speech, Language, and Hearing Research62, 1823-1838.

Jones, E. A., & Carr, E. G. (2004). Joint attention in children with autism: Theory and intervention. Focus on Autism and Other Developmental Disabilities19, 13-26.