Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Qaababka Xiriirka aan Taageerada laheyn iyo Isku dhafan

Canugaaga ayaa isticmaali karo qaababka ee Qaababka Xiriirka aan Taageerada laheyn iyo Isku dhafan (AAC), taas oo ah goorta qaab kala duwan oo xiriirka uu badelo ama lagu isticmaalo isku darka xiriirka hadalka.

  1. Kaararka sawirka ah
  2. Aaladaha meesha canugaaga uu xulan karo sawirka iyo aalada waxay ka hadleysaa erayga, sida tableetka ama noocyada kale duwan ee aalada
  3. Luuqada Aastaanta Ameerikaanka.

Haddii canugaaga isticmaalo AAC, bixiyahaaga ayaa sidoo kale ku darayo isticmaaladooda AAC maadaama xiriirka uu ku jiro qiimeynta.