Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Building the intervention from the assessment information

Bixiyahaaga ayaa isticmaalayo dhammaan warbixinta qiimeynta ee ay u aruuriyeen inay ku dhisaan qorshaha waxqabadka la gaareeyay oo canugaaga ah.

Child and family connected with someone via video conferencing.

Bixiyahaaga ayaa rabo talladaada; waxaad tahay jaalka ugu muhiimsan ee loogu dhisayo qorshaah waxqabadka canugaaga!

Waxqabadka canugaaga ayaa la gaareeyay, taas oo la micno ah waxaa si sax ah loogu dhisayaa iyaga, sida ku saleysan warbixinta ka timid qiimeynada, kartiyadooda iyo baahiyada, iyo mudnaanada aad u leedahay sida qoys. 

Dhisida xirfadaha xiriirka waa mid ka mid ah mudnaanada ugu muhiimsan ee bilaabida waxqabadka hore.

Haddii canugaaga ka qeybgalo qaar ka mid ah qaababka dabeecada faragelinta, sida carruur badan ay sameeyaan, hormarinta dabeecadaha faragelinta ayaa sidoo kale ah mid ka mid ah mudnaanada ugu muhiimsan ee bilaabida waxqabadka hore. Hormarinta dabeecada fargelinta waxaa loo mudnaan siiyay inay ku caawiso hormarinta tayada nolosha canugaaga iyo qoyskaaga iyo inay ka caawiso canugaaga inuu diyaar u ahaado barashada xirfadaha dheeraadka ah.

Markii la sameynayo waxqabadka waaladiinta ee lagu fullinayo, bixiyayaasha ayaa isku dayo inay sameeyaan waxqabadyada ku saleysan jadwalka canugaaga iyo qoyska iyo ka qeybgelinta qoyska hormarinta waxqabadka.

Hambalyooyin, waxaad hadeer dhameystirtay Mudhulka 3 Qiimeynta canugaaga lala sameynayo!