Bilaabida qadka caafimaadka ee loogu tallogalay waxqabad hore: Barashada dulmarka mudhalada

Waxyar oo ku saabsan qiimeynta

Qiimeynta waxay u ogolaaneysaa bixihayaaga inuu kormeero xirfadaha canugaaga iyo hormarinta.

Canugaaga wuxuu u badanyahay inuu horaan u qaatay qiimeyno badan oo la dhameystiray ka hor bilowga waxqabadka hore.

Qiimeynada waxaa loo adeegsadaa sababo kala duwan oo badan, oo ay ku jiraan:

  • Baaritaanka iyo dib u qiimeynta
  • Go'aaminta u qalmida waxqabadka ama meeleynta waxbarashada
  • Tilmaanta qorsheynta waxqabadka,
  • Kormeerida hormarka

Qiimeynada la jaangooyay inta badan waxaa laga baaray tusaalaha carruurta (sida kooxda balaaran oo isku faca).

Qiimeynada manhajka ku saleysan waxaa loo adeegsan karaa in lagu ogaado waxa xirfadaha gaarka ah ama barnaamijyada ay aadka ugu waxtar yeelanayaan canugaaga si uu u bilaabo waxqabadka. Qiimeynta noocaan ah ayaa sidoo kale ku caawin karta si dhow u dabagelida hormarka canugaaga, si aad u sameysid saxitaano la gaareeyay oo canugaaga ku hayneyso guul.

Tixraacyada iyo illaha

National Research Council. (2008). Early Childhood Assessment: Why, What, and How. Committee on Developmental Outcomes and Assessments for Young Children, C.E. Snow and S.B. Van Hemel, Editors. Board on Children, Youth, and Families, Board on Testing and Assessment, Division of Behavioral and Social Sciences and Education. Washington, DC: The National Academies Press.

https://researchautism.org/resources/a-parents-guide-to-assessment/

https://www.asha.org/PRPSpecificTopic.aspx?folderid=8589935303&section=Assessment